Qarax lagu weeraray xarun caafimaad oo kutaala Tabeelaha Sheekh Ibraahim

Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax miino oo xalay lagtu weeraray xarun caafimaad gaar ahaan goob daawooyinka lagu iibiyo oo kutaalla deegaanka Tabeelaha Sheekh Ibraahim ee duleedka Muqdisho. Qarax nuuca miinada dhulka lagu aaso ayaa la sheegay in lagu dhax qariyay Farmashiga, waxaana qaraxan oo jugtiisa si weyn looga maqlay qeybo kamid ah … Continue reading Qarax lagu weeraray xarun caafimaad oo kutaala Tabeelaha Sheekh Ibraahim